DHAGEYSO:Mombasa oo laga xusay maalinta adduunka ee dadka ku waxyeelloobay shilalka

0
154

Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta lagu qabtay xuska caalamiga ee maalinta dadka ay waxyeelladu ka soo gaartay shilalka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.