kulan looga hadlayay ka hortagga daroogada ayna soo qaban qaabiyeen culimada ismaamulka Mandera ayaa maanta lagu qabtay magaalada Mandera.
Ka dib markii uu kulanka dhammaaday ayaa waxaa saxaafadda la hadlay sheekh Xasan Axmed Yuusuf oo ka mid ah culimada
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shir ku saabsan la dagaalanka isticmaalka maandooriyaha oo lagu qabtay Mandera