DHAGEYSO:Waayeel ku daruufaysan Dadaab oo xaaladiisa laga dayrinaya

0
144

Waxaa laga dayrinaya xaaladda Samow Axmed Mooge oo ah 93 sano jir aragga naafo ka ah oo xanuunsan.
Waxaa xanuunka iyo waayeelnimada u dheer macluul iyo hooy la’aan.
Wuxuu ku nool yahay meel bannaan oo aan guri ,gogol iyo cunno uunan ku haysan wuxuuna la nool yahay xaaskiisa oo dhimirka ka xanuunsan.
Waayeelkan ayaa bulshada ka codsaday in laga caawiyo culeysyada nololeed ee haysta.

Si loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa 0727724714