DHAGEYSO:Digniin loo diray shakhsiyaadka qaabka qaandaraaska ah ay dowladdda uga kireysay qalabka caafimaadka

0
158

Wasiiradda wasaaradda caafimaadka ee dalka Susan Wafula Nakhumicha ayaa dignin u dirtay shakhsiyaadka qaabka qaandaraaska ah ay dowladdda uga kireysay qalabka caafimaadka.
Waxay xustay in shakhsiyaadkan ay halis ugu jiraan in lagala noqdo qandaraasyada haddii aynan si wanaagsan u maamulin qalabka caafimaadka.
Wasiirradda ayaa intaasi ku dartay in 31-da bishan oo ku beegan maalin Talaado ah ee toddobaadka dambe in shatidaya lagala noqon doono shakhsiyaadkan haddii qalabka ay ku shaqeeyaan loo adeegsan sidii looga baahnaa.