Tuulada Lixsheel oo ka mid ah deegaanka hoose ee Abaqeeyle ee deegaanka Dadaab ayaa markii ugu horreysay laga hirgeliyay dugsi ay wax ka baranayaan carruurta deegaankaasi.
Xafladda furitaanka dugsigaasi ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirro ka socday dowladda dhexe ee ismaamulka Garissa,qaar ka mid ah wakiillada Dadaab iyo howlwadeennada waxbarashada ee Dadaab.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.