Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaadiga guud ee dalka oo xariga ka jaray qayb cusub oo lagu kordhiyay dugsiga Abu Rayaan ee Mombasa By star - October 22, 2023 0 159 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaadiga guud ee dalka oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ismaamulka Mombasa ayaa xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay dugsiga Abu Rayaan. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/10/Bootaan-Mombasa-3.mp3