DHAGEYSO:Xildhibaanka Koonfurta Wajeer oo ku baaqay in isdhexgal loo sameeyo qaxtootiga Dadaab

0
266

Xildhibaanka deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer Maxamad Cadow ayaa dowladda ugu baaqay in dadka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab loo sameeyo isdhexgal isla markaana la deegaameeyo.

Mudanaha ayaa sidoo kale ka hadlay macallin yarida ka jirta gobolka Waqooyi Bari iyo sida xal loogu heli karo.
Wuxuu dhaliilay sheegashada macallimiinta aan gobolka u dhalan oo marar badan sheegay inay gobolka cabsi ka qabaan isagoo taasi ku tilmaamay siyaasad dhanka tacliinta loogu gacan bidixeynaya gobolka.