Xeerka caalamiga ee baniaadannimada ee IHL farqooyinkiisa 18-aad iyo 19-aad ayaa mamnuucaya in xaalad kasta oo jirta aan la weerari karin isbitaal bukaan lagu daryeelaya ama xarumaha umusha.
Waa in dhinacyada dagaallamaya ay xarumaha caafimaadka badbaadiyaan sida uu xeerkan qabo.
Nidaamkan ayaa 12-kii bishii Siddeedaad ee sanadkii 1949-kii lagu ansixiyay Geneva.