DHAGEYSO:Wasiirka difaaca oo shacabka Waqooyi Bari ugu baaqay inay dowladda garab ku siiyaan nabad galyada

0
222

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Aadan Barre Ducaale oo ku sugnaa magaalada Garissa ayaa dadweynaha ku nool gobolka Waqooyi Bari ku boorriyey inay dowladda kala shaqeeyaan arrimaha nabad galyada.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan oo faahfaahsan Garissa ka soo diray.