Ismaamulka Mombasa oo lagu xiray 140 qof oo aan u hoggaansamin bandowga habeenkii

0
690

Ciidamada booliska ee dowlad deegaanka Mombasa ayaa gacanta ku dhigay 140 qof oo xilliga bandowga habeenkii ka dib goobo ku caweeynayay.
Shakhsiyaadkan ayaa laga qabtay baararka khamriga ka dib howlgal ballaaran oo ay halkaasi ka sameeyeen laamaha amaanka.
Dhamaan eedeysanayaashani ku jira gacanta booliska ayaa lagu wadaa in berri la soo taago maxkamadda.