DHAGEYSO:Aadan Barre oo dhaliil u jeediyay dowladda ismaamulka Garissa

0
643

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa dowladda ismaamulka Garissa ku dhaliilay in sidii laga doonayay aynan uga soo bixin mas’uuliyadda ka saaran u adeegidda bulshada.
Waxaa uu tusaale u soo qaatay caqabado la xiriira caafimaadka iyo adeegyada kale ee muhiimka ah.

Dowladda hoose ee ismaamulka Garissa ayaan weli ka jawaabin eedeymaha uu u jeediyay hoggaamiyihii hore ee aqlabiyadda baarlamaanka dalka.