Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 10 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Mexico

10 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Mexico

Waxaa lagu soo warramayaa in 10 qof oo soo galooti ah ay ku dhinteen dalka Mexico halka 25 kalena ay dhaawacmeen ka dib markii uu shil galay baabuur qaada xamuul.
Shilkan ayaa shalay subax ee wakhtiga maxalliga ee wadankaasi ka dhacay gobolka Chiapas ee dalka Mexico oo ku dhow xadka uu la wadaago wadanka Guatemala.
Ilo wareed ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in dadka dhintay loo maleynaya inay ka soo jeedaan dalka Cuba islamarkaana ay dhamaantood ahaayeen haween, oo ay ku jirto mid aan qaangaarin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments