Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Barasaabka Meru oo ka hadashay qorshaha xilka looga qaadaya

DHAGEYSO:Barasaabka Meru oo ka hadashay qorshaha xilka looga qaadaya

Barasaabka ismaamulka Meru Kawira Mwangaza ayaa sheegtay in qorshaha ay wakiillada golaha hoose ee dowlad deegaankaasi ay ku doonayaan in xilka ay ka xayuubiyaan uu mar kale fashilmi doono maadaama aynan haynin sabab ay xilka uga qaadaan.
Waxay sheegtay in mooshinka xilka looga qaadi rabo uu yahay mid ay ka dambeeyaan xisbiyo siyaasadeed oo aysan magacyadooda shaacin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments