DHAGEYSO:Hay’adaha gargaarka ee Dadaab oo loogu baaqay in ay shaqo abuur u sameyaan dhallinyarada

0
537

Dhallinyarada ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa haysata shaqo la’aan iyo rajo xumo saameyn ku yeelatay noloshooda.
Cabdullahi Cismaan Aadan oo ka mid ah mas’uliyiinta xerada IFO ayaa ka warbixiyay xaaladaha ay wajahayana da’yarta xeryaha wuxuuna hay’adaha gargaarka ka codsaday in ay shaqo abuur u sameyaan dhallinyarada