Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Saraakiil ka tirsan ciidamada difaaca oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka...

Saraakiil ka tirsan ciidamada difaaca oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Lamu

Waxaa ismaamulka Lamu ee gobolka Xeebta ku burburtay diyaarad ka mid ah kuwa qummaatiga u kaca ee helikobtarka.
Diyaaraddan oo ay leeyihiin ciidamada difaaca dalka ee KDF-ta ayaa shilka xalay gashay xilli ay roondo sameynaysay.
KDF ayaa bayaan ay maanta soo saartay ku sheegtay in diyaaradda ciidamada hawada ee dalka ay sidday shaqaale iyo saraakiil shilkaasi ku nafwaayay.
Waaxda ayaa tacsi u dirtay qoysaska ay ka baxeen ciidamada iyo shaqaalaha diyaaradda ee shilka ku dhintay.
Waxaa dhanka kale la guda galay baaritaan lagu xaqiijinaya sababta keentay burburka diyaaradeed.
Ciidamada difaaca dalka ee KDF ayaan shaacin tirada saraakiisha iyo shaqaalaha diyaaradda ee shilka ku dhintay .

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments