DHAGEYSO:Ardaydii ugu horreysay oo ka qalin jabisay madaraso ku taalla deegaanka hoose ee Arbajahan

0
317

Waxaa deegaanka hoose ee Arbajahan ee Galbeedka ismaamulka Wajeer lagu qabtay xaflad ay ku qalin jabinayeen ardaydii ugu horreeyay ee wax ka bartay madarasada halkaasi ku taalla.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinta qodob wareedkan ka soo diray Wajeer.