Ugu yaraan 6 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo lagu qaaday garoon diyaaradeed oo ku yaalla gobolka Kurdish ee dalka Ciraaq.
Weerarka ayaa ka dhacay garoonka Arbat ee u dhow magaalada Sulaymaniyah ee waqooyiga dalkaasi.