Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Sacuudiga oo diyaaradii labaad ee gargaar sidda u diray Libya

Sacuudiga oo diyaaradii labaad ee gargaar sidda u diray Libya

Waxaa gagida caalamiga ee diyaaradaha ee King Khalid International Airport ka duushay diyaaradii labaad ee boqortooyada Sacuudi Carabiya oo gargaar u sidda dalka Libiya.
Waxay diyaaraddu halkaasi gaynaysa 40 taan oo cunno ah si loogu caawiyo dhibbanayaasha daadadkii wadankaasi ku dhuftay.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii fatahaado iyo duufaanta Daniel ay ku dhufteen magaalada bari ee Derna.
Sida laga soo xigtay hay’adda lanqayrta cas qaybteeda Libya , waxaa la la’yahay in ka badan 10,000 oo ruux halka ay dhinteen 11,300 qof oo kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments