Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ruushka oo sheegay in Ukraine ay diyaarado ku weerartay Crimea

Ruushka oo sheegay in Ukraine ay diyaarado ku weerartay Crimea

Wasaaradda difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegtay inay ka hor tagtay 6 diyaaradood oo ah kuwa aan duuliyaha lahayn oo ay dowladda Ukraine ku soo weerartay Galbeedka ,Waqooyiga Galbeed iyo bariga xeebaha gobolka Crimea.
Gobolkan ayuu Ruushka Ukraine ka goostay sanadkii 2014-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments