Guddoomiyaha ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir ayaa xalay la kulmay ganacsatada soomaalida ee dowlad deegaankaasi.
Shirkaasi ka dib waxaa warbaahinta Star faahfaahin siiyay Maxamad Ibraahim Abolo oo ka mid ah hoggaanka ganacsatada soomaalida ee Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya