DHAGEYSO:Bahda caafimaadka oo cambaareeyay dilka Dr. Sakariye

0
267

Guddoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed Drs Luul Maxamuud Maxamad ayaa cambaareysay dilka Dr Sakariye Cabdi Jaamac oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo oo Alle ha u naxariistee shalay la aasay.

Dhanka kale Dr .Cabdullaahi Cabdulqaadir Maxamuud ayaa codsaday in cadaaladda la hor keeno cidii dishay Dr. Sakariye