DHAGEYSO:Culimada Wajeer oo heshiisiinaya beelaha Galbeedka Wajeer

0
233

Culimada ismaamulka Wajeer ayaa wado dadaallo nabadeed oo ka dhan ah dhacdooyin saameeyay galbeedka Wajeer oo ay ka dhasheen dilal iyo dhaawacyo.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya