DHAGEYSO:Baaq nabadeed oo laga soo saaray xiisad ka soo cusboonaatay Rhamu

0
269

Ka dib markii xalay la soo tabiyay in rasaas goos goos ah laga maqlay magaalada Rhamu ee ismaamulka Mandera ayaa waxaa baaq nabadeed laga soo saaray xiisadda halkaasi ka soo cusboonaatay.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.