Waxaa la xaqiijiyey dhimashada ugu yaraan saddex ruux ka dib daadad ka dhashay roobab xooggan oo ka da’ay dalka Spain.
Saameynta ugu badan ayaa laga soo tabiyay bartamaha magaalada Toledo oo masaafo dhan 50 kiilomitir dhanka Koonfur Galbeed uga beegan magaalada caasimadda ah ee aMadrid.