DHAGEYSO:Ganacsadata suuqa Qoraxeey oo u riyaaqay hadal ka soo yeeray wakiiilka haweenka ee Wajeer

0
196

Ganacsadata suuqa Qoraxeey ayaa u mahadceliyay wakiilka dumarka ee ismaamulka Wajeer Faaduma Cabdi Jeexow.
Waxaa ay wakiilka haweenka ee Wajeer sheegtay in suuqaasi aan la dumin doonin
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya