DHAGEYSO:Hay’adda Nature Horn Afric Foundation oo laga daahfuray Nairobi

0
250

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay xaflad lagu daahfuray xafiiska hay’adda Nature Horn Afric Foundation oo loo aasaasay in bulshada ku nool geeska Afrika ay helaan adeegyada waxbarashada, caafimaadka iyo biyo nadiif ah.
Cabdullahi Xuseen Yuusuf Tuuryare ayaa warbixintan faahfaahinaya.