DHAGEYSO:Qaadiga guud ee dalka oo baaq u diray muslimiinta

0
426

Athman Cabdulxaliim Xuseen oo uu dhawaan guddiga adeegga waaxda garsoorka dalka ee JSC u magacaabay xilka qaadiga guud ee dalka ayaa muslimiinta ugu baaqay inay ka faa’iidaystaan maxkamadaha loogu talagalay si loogu xalliyo murannada dhanka qoyska ah.

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay tartankii uu ku soo baxay isagoo culimada muslimiinta ka codsaday inay la shaqeeyaan oo ay kala taliyaan adeegyada uu bulshada u fidinaya.
Sidoo kale bulshada muslimiinta ah ee wadanka ku nool ayuu ku boorriyay inaynan is liidin oo ay midnimadooda xoojiyaan.