Shiinaha iyo Ruushka oo billaabaya dhoolatus wadajir ah

0
258

Dowladaha Shiinaha iyo Ruushka ayaa shaaciyay inay billaabayaan dhoolatus dhanka hawada iyo badda ah.
Meelaha ay howlgalladan ka sameynayaan waxaa ka mid ah badda Japan.
Wasaaradda difaaca ee Shiinaha ayaa sheegtay in tallaabooyinkan ay yihiin kuwo istaraatiiji ah oo lagu badbaadinaya marinnada biyaha.