DHAGEYSO:Munaasabad lagu abaal mariyay ardayda madarasada naafada ee Mombasa

0
222

Waxaa ismaamulka Mombasa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinayay ardayda dhigata madarasada carruurta naafada ka ah maqalka oo Toban sano ka hor la hirgeliyay.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa tagay xaruntaasi waxbarasho oo warbixintan ka soo diray.