DHAGEYSO:Culimada Mandera oo shacabka ugu baaqay inay nadaafadda ku dadaalaan

0
213

Iyadoo lagu guda jiro dabbaal degga Ciidul Adxaa ayay culimada ismaamulka Mandera dadweynaha ku boorrinayaan in nadaafadda la ilaaliyo.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.