DHAGEYSO:Qaxooti badan oo ka faa’iidaystay fursadaha dib u dejinta ee qurbaha

0
650

Qaxooti badan oo ku nool xeryaha Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa ka faa’iidaystay fursadaha dib u dejinta ee dowladda Maraykanka iyadoo ay weli qaxooti badan ku barakacayaan colaado iyo abaaro saameeyay gobolka Geeska Afrika.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Dadaab.