DHAGEYSO:Saynisyahan ka soo jeedo gobolka waqooyi bari oo soo saaray daawo xoojineyso difaaca jirka

0
801

Saynisyahan ka soo jeedo gobolka waqooyi bari ee dalka islamarkaana Soomaali ah ayaa soo saaray daawo xoojineyso difaaca jirka oo boqolkiba boqol dabiici ah.
Daawadan ayaa waxaa la dhaha CR7.
Prof. Maxamad Xuseen Cabdille ayaa soo saaray daawadan, iyadoo dad qaar ay sheegeen inay wax wayn u tartay ka dib markii uu ku dhacay xanuunka COVID-19.
Prof. Cabdille ayaa waxaa uu khadka teleefanka ugu warramay Maxamad Cali Madoobe.
Waxaa uuna ugu horayn weydiiyay halkii uu waxbarashadiisa hore ku soo qaatay