Waxaa maanta hoolka shirarka ee dhismaha Eastleigh Mall ee xaafadda Islii , magaalada Nairobi ka qabsoomay tababar ay fidinayeen culimo kaas oo ay ka qayb galeen dadka doonaya inay sanadkan soo xajiyaan.
Qaar ka mid ah dadka maanta tababarka la siiyay ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta Star.
Sidoo kale Sheekh Cabdiraxmaan Sultaan Faarax oo ka mid ah shirkadaha qaada xujeyda oo tababarka bixinayay ayaa faahfaahin naga siiyay waxyaabaha uu ku saabsanaa