Wararka Kenya DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo diray baaq la xiriira waxbarashada By star - June 11, 2023 0 218 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dubat Cali Camey oo ka mid ah waxgaradka gobolka Waqooyi Bari ayaa ka hadlay arrimaha tacliinta isagoo sheegay in la xiray machadkii lagu baranayay culuunta macallinimada ee magaalada Garissa wuxuuna baaq u diray madaxda la soo doortay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/06/Dubat-Cali-Camey-Garissa.mp3