Maraykanka oo Ukraine ku taageeraya 2 bilyan oo doolar

0
258

Dowladda Maraykanka ayaa lagu wadaa inay shaaciso taageero militari oo dheeraad ah oo ay siinaysa Ukraine.
Caawimaaddan oo la xiriirta difaaca dhanka hawada ayaa gaaraysa in ka badan 2 bilyan oo doolar.
Warbaahinta Bloomberg ayaa ku warramaysa in taageeradan maanta la soo bandhigi doono.
Dhaqaalahan ayaa qayb ka ah barnaamijka caawinta Ukraine ee dhanka amniga.