DHAGEYSO:Guddi ka socdo jaamacadda Garissa oo soo gabagabeeyay booqasho uu ku tagay Xeebta

0
198

Guddi ka socday jaamacadda Garissa University oo booqanayay ismaamullada gobolka Xeebta ayaa socdaalkiisa soo gabagabeeyay sida uu ku soo warramaya Maxamad Cabdi Bootaan.