DHAGEYSO:Hooyo ku dhibaateysan Mombasa oo bulshada caawimaad ka codsatay

0
172

Mid ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee Mombasa oo halkaasi ku daruufaysan ayaa bulshada ka codsatay inay caawiyaan.

Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya
Si dhibanaha loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0725 744823