Wararka Kenya DHAGEYSO:Adeeg caafimaad oo si lacag la’aan ah looga bixiyay Mombasa By star - June 4, 2023 0 152 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Isbitaal ku yaalla magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa bulshada u fidiyay adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah oo ay dad badan baahi u qabeen. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/06/Bootaan-Mombasa-.mp3