Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mudanaha Koonfurta Wajeer oo iska fogeeyay eedeyn uga timid shacabka Dadajabula

DHAGEYSO:Mudanaha Koonfurta Wajeer oo iska fogeeyay eedeyn uga timid shacabka Dadajabula

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer Maxamad Cadow ayaa sheegay inuu bari ka yahay eedeyn uga timid dadweynaha ku nool Dadajabula oo ka tirsan deegaankaasi.
Mid ka mid ah shacabka Dadajabula ayaa sheegay inay dareemayaan in lagu gacan bidixeeyay dhaqaale dhawaan la bixiyay oo deegaannada la iskula simaya dhanka horumarka.

Hasa ahaate xildhibaanka ayaa sheegay inuunan ka qayb qaadan bixinta dhaqaalahaasi.

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay caqabadda dhaqaale ee haysata dowladda dhexe isagoo dhanka kale soo dhaweeyay qaabka ay shacabka ula xisaabtamayaan madaxda ay soo doorteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments