Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasiirka amniga oo kulan ku qabtay Garissa

Wasiirka amniga oo kulan ku qabtay Garissa

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki ayaa kulan la qaatay saraakiisha ammaanka ee ismaamulka Garissa.
Waxaa shirkaasi looga hadlay xoojinta amniga si gaar ah ka hor tagga weerarrada argagixiso .
Tani ayaa imaanaysa iyadoo ay dowladdu qorsheynaysa inay furto xadka ay wadagaan waddamada dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments