Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka bariga Mandera Xussen Waytaan ayaa sheegay in aanan marnaba la aqlabi karin in shacabka u kala goosha ismaamullada Mandera iyo Nairobi ee diyaaradaha adeegsado laga qaado lacago ka badan kuwa ismaamullada kale.
Sidoo kale waxaa uu saraakiisha ammaanka ee Mandera ka codsaday in shacabka ay fursad u siiyaan inay jawi deggan ku ganacsadaan iyagoo aan khalkhal la gelin oo aan laga dalban lacago laaluush ah.
Mudanaha bariga Mandera ayaa dhanka kale dadweynaha ugu baaqay inay midnimada iyo nabad galyada ku dadaalaan oo ay ka waantoobaan dagaal beeleedyada mararka qaar ay saameynta ka dhalato