DHAGEYSO:Guddoomiye xaafadeedyada oo laga qayb gelinaya ka hor tagga faafidda cudurka AIDS-ka ee dhallaanka

0
321

Golaha qaran ee xakameynta cudurrada ayaa sheegay inay la shaqeyn doonaan guddoomiye xaafadeedyada, ku xigeenadooda iyo dadweynaha, si looga hortago loona sameeyo habab lagu hortagayo faafitaanka cudurka AIDS-ka ee dhallaanka, uurka xilliyada hore la qaado iyo xadgudubyada galmada.
Sahan la sameeyay ayaa sidoo kale lagu ogaaday in dhallinta da’dooda u dhexeyso 15 ilaa 24 sano aysan macluumad badan ka haysan saameynta cudurka AIDS-ka