Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Shil laga soo tabiyay JKIA

Shil laga soo tabiyay JKIA

Maamulka maareeya garoomada diyaaradaha dalka ee KAA ayaa sheegay in howlgallo samatabixin ah ay ka socdaan gagida caalamiga ee diyaaradaha ee JKIA ee magaalada Nairobi.
Tani ayaa timid ka dib markii ay xaalad la soo daristay diyaarad dul mareysay Nairobi.
Maamulka KAA ayaa intaasi ku daray in kooxaha qaabilsan ka falcelinta xaaladaha degdegga ah ay ku sugan yihiin goobta si loo soo daadgureeyo rakaabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments