Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dubat Cali Cameey oo baaq ka soo saaray saameyn ka dhalan karto...

DHAGEYSO:Dubat Cali Cameey oo baaq ka soo saaray saameyn ka dhalan karto dabeylo xooggan

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka Waqooyi Bari ayaa bulshada ugu baaqay inay aad uga digtoonaadaan dabeylo xooggan oo uu sheegay inay billowdeen.
Waxaa uu baaq gaar ah u diray dadka xoolaha ka soo safriya qaybo ka mid ah gobolka si ay ugu iibgeeyaan suuqyada.
Dubat ayaa sheegay in sidoo kale uu qallalay cowska sidaasi awgeedna haddii dadka ay dab shidaan dabeylaha jira awgeed uu dhul baaxad leh dabka qabsan karo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments