DHAGEYSO:Arday dhameeyay fasalka 12-aad ee madaraso ku taalla Mandera oo la abaalmariyay

0
273

Waxaa xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay loo qabtay arday dhameeyay fasalka 12-aad ee madaraso ku taalla Mandera.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo dhameystiran Mandera ka soo diray.