Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxweynaha dalka oo magacaabid sameeyay

Madaxweynaha dalka oo magacaabid sameeyay

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa xildhibaankii hore ee deegaanka Taveta, Basil Criticos u magacaabay xilka guddoomiyaha wakaaladda iskuxirka dhanka ganacsiga.
Arrinkan ayaa shaaca looga qaaday wargeyska rasmiga ee dowladda oo maanta ku taariikhaysan.
Ruto ayaa qoraalka ku sheegay in Criticos uu si degdeg ah xafiiska ula wareegaya isagoo shaqeyn doono Saddex sano.
Madaxweynaha dalka ayaa dhanka kale ,Anne Wangui Njuguna guddoomiye uga dhigay guddiga kormeerka ku sameeya sanduuqa awoodsiinta ee Uwezo Fund waxayna xilkan hayn doontaa Saddex sano.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments