Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Booliiska Nakuru oo xiray qof khamri sameynayay

DHAGEYSO:Booliiska Nakuru oo xiray qof khamri sameynayay

Saraakiisha booliiska ee ismaamulka Nakuru ayaa maanta howlgal ka sameeyay xaafad ka tirsan deegaan baarlamaneedka Rongai.
Tani ayaa timid ka dib xog ay ka heleen qaybaha bulshada.
Laamaha ammaanka ayaa soo helay waxyaabo loo adeegsanayay sameynta khamriga halka ay gacanta ku dhigeen qof ganacsigan sharci darrada ah lala xiriirinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments