Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maxkamadda oo diiday in dalka la soo geliyo cuntooyinka GMO

Maxkamadda oo diiday in dalka la soo geliyo cuntooyinka GMO

Garsoorayaasha maxkamadda racfaanka ee dalka ayaa dhinac iskaga dhigay codsi ay dowladdu ku doonaysay in loo oggolaado inay wadanka soo geliso cuntooyinka qaabka casriga ah lagu soo saaro ee loo yaqaano GMO.
Xaakinnada kala ah Maxamad Warsame, Cali Aroni iyo John Mativo ayaa sheegay in qorshahan aan lagu tixgelin danta shacabka.
Xayiraaddan ayaa shaqeyn doonto ilaa iyo inta laga soo gabagabeynaya dhageysiga dacwad maxkamadda la geeyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments