Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Booliiska oo kala eryay taageerayaasha hoggaamiyihii Mungiki

Booliiska oo kala eryay taageerayaasha hoggaamiyihii Mungiki

Ciidamada booliiska ee ismaamulka Nairobi ayaa maanta sunta dadka ka ilmeysa ku kala eryay taageerayaasha madaxii hore ee kooxda Mungiki Maina Njenga.
Taageerayaasha ayaa tagay xarunta dhexe ee waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da halkaasi oo su’aallo lagu waydiinayay Njenga.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in tallaabadaasi ay saameyn ku yeelatay isku socodka gaadiidka.
Saraakiisha dambi baarista ayaa doonaya inuu Maina Njenga bixiyo faahfaahin ku saabsan bastoolado iyo xashiish laga helay gurigiisa oo ku yaalla ismaamulka Nakuru.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments