Dadweynaha oo fursad loo siinaya inay ka aragti dhiibtaan hindisaha maaliyadda

0
159

Guddiga baarlamaanka dalka u qaabilsan arrimaha maaliyadda iyo qorsheynta dhaqaale ayaa maalinkii labaad wado kulamo uu la yeelanaya qaybaha kala duwan ee bulshada .
Dadweynaha ayaa fursad loo siinaya inay aragtidooda ku biiriyaan hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan oo baarlamaanka loo gudbiyay.
Shalay ayay ahayd markii guddigan oo uu hoggaamiyo xildhibaanka deegaanka Molo Hon. Kimani Kuria uu billaabay inuu dhageysto dareenka dadweynaha .
Howshan ayaa socon doonto muddo toddobaad ah ka hor inta aan hindisaha la ansixin ama dhinac la iskaga dhigin ugu dambeyn 30-ka bishan Shanaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here